facebook waa aalada social media ah ee loogu adeegsiga badan yahay aduunka, waxa facebook adeegsada wax ka badan 2 billion oo qof oo aduunka ku nool, waxaana bishii adeegsada aalada facebook wax ka badan 2 billion oo qof. ma jirto aalad kale oo social media ah oo wali haysata adeegsadayaal intaas leeg, midasina waa mida ka dhigaysa facebook aalada loogu adeegsiga badan yahay. waxaana jira waxyaabo badan oo uu facebook ku mutastay inuu helo adeegsadayaasha intaas leeg waxaana kamida inuu yahay aaladi social media ah ee ugu horaysay aduunka ee la sameeyo, sido kale waxa kamida facebook inuu leeyahay farsamooyin ama features badan kuwaas oo dadka adeegsada facebook ay ka faaidaystaan waxaana kamida inaad facebook lacag samayn karto oo kale, iwm. inkasta oo uu facebook yahay aalada social media ah ee loogu adeegsiga badan yahay aduunka hadana waxa jira wadamo badan oo dadka ku nool badankoodu aanay adeegsan facebook, sababtuna ay tahay in ay jiraan waxyaabo badan oo lagu dhaliilo fac...
Comments
Post a Comment