Posts

Showing posts with the label Samsung

Waa maxay Puk Code? Farqiga u dhexeeya Puk Code iyo Simcard Pin.

Image
    waxaa jira fure sir ah oo la yiraahdo sim pin kaas oo ku dheggan simkaarka si SIM-ka taleefanka uu u ilaaliyo. Simcard-ka ama furaha simcard-ka ee ku xidhan simcard-ka waxa la isticmaalayaa si haddii simcard-ka laga saaro talefanka aan lagu isticmaali karin talefan kale. Inta badan ama dhammaan kaararka SIM-ka ee ay bixiyaan shirkado kala duwan oo adduunka ah waxay leeyihiin SIM-ka casaanka ah. hadaba waxaa jira simcard pin ama furaha lagu xidho talefanada oo kooban marka la eego xarfaha uu ka kooban yahay, inkasta oo aanay taasi la mid ahayn shirkadaha ama laga yaabo in lagu arko qaar ka duwan, waxaa jira wax la siman yahay, haddii pin khaldan. ama erayga sirta ah la geliyo in ka badan saddex jeer, kaarka simku waa la xiri doonaa. marka aad geliso pin khaldan ama koodka SIM-ka ee khaldan ee teleefanka saddex jeer, kaarka SIM-ka waxa lagu xirayaa biin la yiraahdo PUK Code. PUK Code waxaa loo soo gaabiyaa (Personal Unlocking Key) waana kood loogu talagalay in lagu furo SIM ...

Hadii ay dhibaato ku hayso arimaha siyaasada iyo diimaha qalaad ee aadku arkayso facebook baro sida la is kaga xidho

Image
  facebook waa aalada social media ah ee loogu adeegsiga badan yahay aduunka, waxa facebook adeegsada wax ka badan 2 billion oo qof oo aduunka ku nool, waxaana bishii adeegsada aalada facebook wax ka badan 2 billion oo qof. ma jirto aalad kale oo social media ah oo wali haysata adeegsadayaal intaas leeg, midasina waa mida ka dhigaysa facebook aalada loogu adeegsiga badan yahay. waxaana jira waxyaabo badan oo uu facebook ku mutastay inuu helo adeegsadayaasha intaas leeg waxaana kamida inuu yahay aaladi social media ah ee ugu horaysay aduunka ee la sameeyo, sido kale waxa kamida facebook inuu leeyahay farsamooyin ama features badan kuwaas oo dadka adeegsada facebook ay ka faaidaystaan waxaana kamida inaad facebook lacag samayn karto oo kale, iwm. inkasta oo uu facebook yahay aalada social media ah ee loogu adeegsiga badan yahay aduunka hadana waxa jira wadamo badan oo dadka ku nool badankoodu aanay adeegsan facebook, sababtuna ay tahay in ay jiraan waxyaabo badan oo lagu dhaliilo fac...